Facebook oo sameeneysa bar lagu sheekeesto oo lamid ah Clubhouse

Shirkada xiriirka bulshada ee Facebook ayaa shaacisay in dhawaan soo saareyso adeeg cusub oo maqal ah lana mid ah barnaamijka lagu wada sheekeesto ee Clubhouse, kaa oo si weyn dunida ugu baahay. Facebook ayaana dooneysa in adeegan ka faa’iideestaan macaamiisha ku xiran kuna sheekeestaan si ay isugu dhaafsadaan afkaartooda, waxa sidoo kale Facebook billaabi doontaa barnaamij … Continue reading Facebook oo sameeneysa bar lagu sheekeesto oo lamid ah Clubhouse